App is deprecated.Last check on May 6, 2024.
Rikaab

Rikaab

App Report, Market and Ranking Data
category
price
Free
Reviews
3.5 (3)
United States United States
Description
Qaabka is diiwaangalinta

-Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga so aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.

Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo r 

1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo , kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo , kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee Qaabka is diiwaangalinta

-Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga so aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.

Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo Rikaab 

1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo , kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo , kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee Rikaab.
2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay , isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.
3-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay.
4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy.
5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalka usoo socdo dhankiisa.
6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalka soo gaaray.
7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.
8-Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo sida ugu dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka.
9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.
10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku wada jireen.
.

Category Ranking
Not enough information to display the data.
Review Breakdown
Not enough information to display the data.
Screenshots
Reviews

Keeps crushing!

When ever I tried to open the application it closes immediately. I have even reinstalled again and again. Nothing changed!!

dr.kaloudyWed, Sep 22, 2021
United StatesUnited States

Welcoming

It’s my pleasure to use this good application

koryareFri, Sep 10, 2021
United StatesUnited States
Download & Revenue
DOWNLOAD N/AApr 2024Worldwide
REVENUEN/AApr 2024Worldwide
download revenue
About
Bundle Id
com.rikaab.client
Min Os. Version
14.5
Release Date
Wed, Sep 8, 2021
Update Date
Sun, Oct 24, 2021
Content Rating
4+
Has IMessage
No
Support Watch
No
Support Siri
No
File Size
56.56MB
Has Game Center
No
Family Sharing
No
Support Passbook
No
Supported Languages
Amharic, Arabic, English, Hindi, Somalia, Spanish
What's New
version
1.0.4
updated
2 years ago
1.Improved application appearance and design.
Newsletter

Subscribe our newsletter and get useful information every week.

Similar Apps

Stay Ahead of the Market with StoreSpy
Never miss opportunities
Watch your competitors closely
Start boosting your app right away
Start Now
stay a head